Ka Digtoonaada… Caadooyinkeena Maalinlaha Ee Sababa Araga Oo Yaraada

-

Caafimaadka indhaha waa waxa ugu dambeeya ee aan daneeyno waqtigan,  Iyadoo indhahana ay dhib badan kala kulmayaana shaashadaha, ,Hurda yarida, iyo soo jeedka badan.

Xaqiiqonews.com-Caafimaadka

Waa lagama maarmaan in la ogaado calaamadaha lagu karto cudurrada indhaha, si looga digtonaada arag yarida yimaada waqti hore,  arinka muhiimka ayaa ah in saaxibteena isha aan ka ilaalina caadooyinka aan sameyno qaarkood oo ah kuwa dhibi kara caafimaadka isha.

*Caadada sigaar cabista waxa ay ka mid tahay waxyaabaha sabab arag yarida dhibna u geysta unugyada indhaha.

*Isku dheeli tirnaan la,aanta cuntada gaar ahaan iyadoo qofka in muddo uusan cunin Liin iyo Vitamin A waxa ay daciifin kartaa aragga indhaha.

*Iska jooji caadada fadhiga watiga dheer, maxaa yeelay  jimicsi la,aanta jireed waxa ay sababi kartaa arag yarida.

*Isha oo si toos uga dhacaan falaaraha qoraxda Muraayad la,aan waxa ay keeni kartaa waxyeela soo gaarta ratiinaha isha.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...