KA OGOW: toban sir oo aadan ka ogeyn dowladda Israel#macluumaad muhiim ah

La Wadaag Asxaabtaada

1. Erayga “Israa’iil” waxaa uu ka kooban yahay sida uu sheegay Tawreed laba eray oo kala ah”ISRAA” oo macnaheedu yahay “Addoon” iyo “Il” oo la micno ah “Ilaah” ama “Ilaaha” marka la eego sida uu qorayo kitaabka Tawreed.
Marka laga eego dhinaca Christian, waxay ka dhigan tahay “khilaaf isagoo Ilaah la jira, “iyo erayga” Israa’iil “waa magac la siiyay Nebigii Ilaah Yacquub, waxaaa caddaynaya aayada qur,aanka oraneysa”
” كُلُّ الطَّعَامِ كَانَ حِلاًّ لِبَنِي إِسْرَائِيلَ إلاَّ مَا حَرَّمَ إِسْرَائِيلُ عَلَى نَفْسِهِ “
” cuntada oo dhan waxay u tahay xalaal , reer binu Israa’iil, laakiin laftiisa waxa uu israa,iili(nabi yacquub cs) iska mamnuuco mooyaane”. ”
2. Israa’iil ayaa maanta ah dadweyne dhan 8 milyan oo qof, 75% ka mid ah iyaga waa Yuhuud, 20% waa carab iyo 5% oo ka kooban jinsiyadaha kala duwan,
luqadda rasmiga ah waa “Cibraaniga ” waxaana raaca luuqadda “Carabta” oo iyada ah tan labaad ee looga hadlo isra,il.
3. wadanka”United States” ayaa siiya isra,il gargaar military oo gaaraya $ 20 bilyan tan iyo 2009-kii, tan iyo markii uu hogaanka u qabtay ra’iisul wasaaraha Israel, “Netanyahu” sanadkii 2009, ciidamada ammaanka Israel waxa ay burburiyeen in ka badan 4.450 guryaha Falastiiniyiinta ee ku yaal West Bank(daanta galbeede iyagoo ku marmarsiiyoonaya in dhismayaashan ay yihiin kuwa aan haysanin ruqsadaha dhismaha si waafaqsan Heshiiska “Geneva” ee 1949, ,
4.sanadkii 2014 Mareykanka ayaa u codeeyay diidmo ka dhanka ah siddeed(8) ka mid ah qaraarada Golaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo shan ka mid ah qaraarada Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay.
mareekanka ayaa ku micneeyey mucaaradadani in ay sabab u tahay Qaramada Midoobay oo aad ugu kacsan isra,il marka laga hadlaayo.
5. 1948 kii “Israa’iil” waxaa ku yiilay oo kaliya hal magaalo oo dadkeeda gaarayeen dad aan dhameyn 100,000 oo muwaadiniin ah, waana magaalada “Tel Aviv – Jaffa” Maanta, ka dib ku dhawaad toddobaatan sanadood oo isr,il ay si dulmi ah ku gashay dalalka Carabta, waxaa jira 14 magaalo oo isra,il ka tirsan oo ay ku nool yihiin in ka badan 100,000 oo muwaadiniin ah, oo ay ku jiraan 6 magaalooyin oo dadka ku nool ay gaarayaan in ka badan 200,000 oo qof.
6. “Israa’iil” waxaa loo arkaa macaamiisha ugu badan adduunka ee isticmaala khudaarta iyo miraha, iyo sidoo kale macmacaanada sida nacnaca, sababta oo ah cunidda hilibka ayaa ah Xaaraan inta badana munaasabadaha yahuudda.

7.dadka isr,iil ee caanka ah intooda badan waa dadka jila filimada qaawan”sex vidoes” waxa ayna ku qasbanaadeen in ay is qaawiyeen is aay caan u noqdaan.
8. “Israa’iil” ayaa sameeysa habka cabsigelinta Falastiiniyiinta kaasi oo caan ku ah magaca ah “Pricetag” iyagoo dumiya geedaha zeytuunka burburinaya guryaha dadweynaha.

9. Israel aan Yuhuudi ahayn waa ka mamnuuc in uu iibsado ama dhul uu ka kireysto dhulka “Israa’iil”
10. Qiimaha gargaarka Maraykanka, ee Israa’iil sannad walba la siiyo waa “$ 5 billion” taas oo ka badan gargaarka ee Mareykanka ku bixiyaan dhammaan dalalka Afrika marka la isku daro
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada