Kaalmo Noocee Ah Ayey Isra’iil Siisay Itoobiya

-

Janaal cebraani ah ayaa shaaca ka qaaday kaalmo ban’aadinimo oo Israa’iil ay dhawaan gaarsiisay Itoobiya.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Janaal 20 ee ku baxa afka cibraaniga ayaa shaaciye maalintii arbcada, in safaaradda Israa’iil ee Adib Ababa ay deeq raashiin ah gaarsiisay arday dhigata iskoolka Saint Yard ee ku yaala magaalada Adib Ababa.



Sidoo Kale Aqri..Maxaa Kala Socotaa Qurba Joogta Itoobia ee Israa’iil ku Sugan?

Baakadaha cuntoyinka ah ee la qeybiyey waxaa ku jiray “saliid, baasto bariis iyo saabuun”waana mid ku filan muddo bil – sida uu sheegay janaalka cebraaniga ah, oo intaasi raaciyey xubnihii matalaayey qoysaska raashiinka la siiyey ee Itoobiyaanka in ay kaalmada u gudoomeen qaab ay ka muuqatay xamaasad aad u daran.

Janaalka ayaa xusay in madaxweynaha Israa’iil Reuven Rivlin uu booqday iskoolkan kaalmada la qeybiyey sanadkii 2018, xiigaasi oo uu booqasha ku joogay Itoobiya.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...