Kacdoon Kale..Soomaaliya Oo Noqotay Dalka Ugu Masuq Maasuq Badan.

-

Waddanka Soomaaliya marna kuma guuleysan doono kaalinta sarre ee xagga daahfurnaanta maxaa yeelay Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay koobka masuq maasuqa iyada oo gashay kaalinta ugu dambeysa ee Liiska 180 dal oo baaritaankan laga sameeyey.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Dadweynaha ku sugan caalamka ayaa sameeyey banaanbaxyo ka dhan ah masuq maasuqa , waxaana ka mid ah dadkaasi dadweynaha reer Bolovia oo sanadkii 2018 sameeyey banaan bax iyaga oo ku dhawaaqayey “Maya masuq maasuq”, Laakiin gabi ahaanba sheekada Soomaaliya taasi waa ay ka duwantahay.

Sanadkii aynu soo dhaafnay 2019 Soomaaliya waxa ay gashay liiska ugu hoseeya ee xagga daafhfurnaanta, waxa ayna hadda Soomaaliya hoggaanka u qabatay dalalka ugu masuqmaasuq badan dunida.

Wadamada Sudan, Koonfurta Suudaan, Ekwotooriyaal Ghini iyo waddamo kale oo afrikaan ah ayaa iyguna ku soo baxay liiska ugu horeeya ee xagga masuq maasuqa aduunka.

New Zealand, Denmark iyo Finland ayaa iyugana ku soo baxay liiska dalalka ugu daahfurnaan badan, waxa ayna hogaaminayaan dalalka ugu masuq maasuq yar caalamka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...