Kariina Kabuur Oo U hiilisay Soomaalida, Imaaraatkana Ka Yaabsatay

Atiirashada caanka ah ee u dhalatay Hindiya   Kariina Kabuur ayaa ku celisay balan qaadkeedii ahaa in ay siin doonto nus milyan oo doolar ah, laacibkii Hindiyaan ah ee soo taabta shabaqa Imaaraatka.

Xaqiiqonews.com-ciyaaraha

Magaalada “Saayid” ee Imaaraatka ayaa waxaa lagu wadaa in lagu qabto Ciyaar dhax mari doonto Hindiya iyo Imaaraatka kulankaasi oo ka tirsan isreebreebka kooxaha ee loogu soo baxaayo koobka Qaaradda Aasiya sanadkan 2019.

Hindiya ayaa sabab u aheyd  in xilka laga qaado tababarihii xulka Thailand ka dib guushii ay hindya ka guuleystaya Thailand furitaankii ciyaaraha.

Hindiya ayaa ka mid aheyd dowladihii ugu horeeyey ee ciyaara kubadda cagta hase yeeshee sanadihii dambe ayaa shacabka Hindiya waxa ay barteen ciyaaraha kala duwan, taasi oo keentay in uu hoos u dhaco shacbiyadda Kubadda Cagta ee gudaha Hindiya.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA