WARARKAKaroona Iyo Nuur Cadde

Karoona Iyo Nuur Cadde

-

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur cadde ayaa la sheegay in uu u geeriyooday xanuunka Karoona Fayrus gudaha London.


Xaqiiqonews-Wararka

Ka dib markii uu soo riday xanuunka Karoona Fayrus, nuur cadde ayaa maalmihii ugu dambeeyey oo dhan ku sugnaa isbitaalka Kings College  ee dalka ingiriiksa.

“Nuur cadde waxa uu mudan yahay amaan oo kaliya” ayuu yiri Sh. shariif Sh. Axmed oo soo duubay muuqala tacsi ah oo ku saabsan geerida Cadde.

Nuur cadde oo sidoo kale la soo shaqeeyey hay’daha bisha cas iyo booliska Interpol ayaa sanadkii 2007 noqday ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ee dowladii kumeel gaarka aheyd.

Sidoo Kale Aqr..Maxaa Gabadhani Yar Loogu Bixiyey Karoona?

Xasan Xuseen nuur cadde, oo jiray da’da 90 sano ayaa gelinkii hore ee arabacada ku dhintay isbitaal ku yaal london.

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo ka acsiiyey gerida nuur cadde ayaa ku dhawaaqay baroor diiq si loo maamuuso geerida cadde.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...