Karoona Kama Imaan Shiinaha..Waa Tan Faafaahinta

-

Ustaad ka tirsan jaamacada Oxford ayaa sheegay in Shiinaha uusan aheyn isha rasmiga ee Karoona, isagoo tibaaxay in fayruska uu ka dhashay duruufaha isbadalka deegaanka ee dunida oo dhan.


Xaqiiqonews-Saynis-caafimaad

Cudurka Karoona ayaa markii ugu horeysay lagu arkay magaalada Wuhun ee dalka Shiinaha sanadkii tagay 2019, sanadkaas oo cudurka ay u dhinteen 500 kun oo qof dunida oo dhan.

Hase ahaatee Dr. Tom Jefferson,oo ah xubin ka tirsan xarunta
Centre for Evidence-Based Medicine (CEBM),waxa uu aaminsanyahay in cudurkani uu ka jiray goobo kale oo dunida ah ka hor inta aan shiinaha lagu arkin.

Sidoo Kale Aqri..Bukaanada Ka Bogsaday Karoona Maxaa Loogu Arkaa Calaamadahan?

Ustaadka ayaa intaasi ku daray in uu ka shakisanyahay Fayruuskii lagu arkay jasiirada( falkland islands), in uu ka yimid shiinaha waxa uu yiri “doon kuwa dalxiiska ah ayaa ka timid koonfurta Georgia iyada oo ku socotay Buenos Aires, rakaabka waa la baaray laakin 8 maalin ka dib fayruska ayaa laga helay, waxaad u maleysaa in fayruska uu halkaasi ku sii diyaarsanaa, dhacdooyinka noocan ah ee cajiibka ah waxaa sidoo kale lagu arkay hergabkii Spanish Flu”

Tom Jefferson ayaa is weydiiyey “xagee buu aaday Fayruskii Sars1, waad aragteen durba waa la waayey sidaa darteed waa in arimahan ka fikirnaa, arintan waxa ay u baahantahay baaritaan in lagu bilaabo deegaanada fayruska iyo qaabka uu isku badalo fayruska.”

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...