Kedis..Baabuur Ku Soconaya Afarta !

-

shirkadda baabuurada sameysa Hyundai ee laga leeyahay kuuriyada koonfureed ayaa  soo bandhigtay farsamo cusub oo baabuurada quseysa, baabuurkani ayaa awooda in uu u socdo sida xaywaanada.

Xaqiiqonews.com-Tiknoolajiyadda

Shirkadda ayaa soo bandhigtay baabuur tusaale ah oo ka sameysan Robot, kaasi oo soo bandhigaya sida ay u shaqeyn doonto farsamadan cusub.

Baabuurkani ayaa ku soconaya lugo afar ah sida xaywaanada oo kale, waxa uuna awood u leeyahay in lugaha uu ka sara mariyo dhulka masaafo dhan 5feet.

Shirkaddan Kuuriyaanka ah ayaa sheegtay in baabuurkani uu ku socon karo meel walbo oo ka mid ah  oogada kala duwan ee dhulka, taasi oo sahleysa in tiknoolajiyaddan loo isticmaal xalaadaha deg dega ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...