Kenya Oo Internet-ka U Badashay Goob Lagu Barto Galmada!

-

Kenya ayaa ka mid noqotay lixda waddan ee ugu horeeya dhanka booqashada Website-ka baahiya casharada galmada la xariira ee “Love Matters”.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

“Love Matters” waa Website baahiya casharo iyo waxyaabo galmada la xariira, waxaana maalgaliyey Warbaahinta Radio Netherlands World Wide “RNN Media”

Waddamada uga badan ee website-kan laga soo booqdo waxaa ka mid ah Kenya, Shiinaha, Miksiko, Masar, yugaandha, iyo Hindiya.

Sida uu qoray wargeyska “The Standard” ee Kenya ka soo baxa, “love Matters” ayaa ka shaqo bilaabay Kenya Sanadkii 2012 isagoo xoogga saaray dadka isku jinisga ah ee isku galmooda, gaar ahaan caruurta iskuulada dhigta.

“Olalahan waa mid cabsi leh, maxaa yeelay waxaa uu caruurta barayaa, siigada, qaniisnimada, ilma soo ridista, ka hortagidda uurka” ayuu yiri Ann Kioko oo ah isku xiraha hay’adda CitizenGo Africa.

Natiijada ayaa caddeysay in 3,300 oo qof oo si online ah uga qeyb qaatay daraasad laga sameeyey internet-ka ay ka soo jeedeen badankooda Kenya iyo Hindiya kuwaasi oo aaminsanaa in dadka isku jinsiga ee isku galmooda ay leeyihiin mid la mid ah xaquuqda dadka kale.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...