Kenya Oo Laga Helay Fayruska Cusub Ee Omikroon

-

Omikron oo ah nooc cusub oo ka tirsn “Karoona” ayaa bishii hore lagu arkay dalka Koonfur Afrika, waxaana khubaradda ka digayaa faafitaanka dagdaga ah ee cudurka oo meelaha dhawaan lagu arkay ay ka mid tahay Kenya oo Soomaaliya deris la ah.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Sida ay baahiyeen warbaahina maxalliga ah ee Kenya seddex kiis oo ah nooc cusub ee Omikron ayaa laga helay dalka Kenya aroornimadii hore ee arbacada.

Todobaadkii hore Yugandha oo deris la ah Kenya ayaa shaacisay in ay dalkaasi laga helay kiiskii ugu horeeyey ee Omikroon.

Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa ka digtay faafitaanka dagdaga ah ee cudurkan, waxaana jira xayiraado xagga safarka ah oo lagu soo rogay dalalkii laga helay fayruskan.

Kenya oo dhawaan laga helay fayruskan ayaa ah dalka ugu badan ee ay ka yimaadaan safarrada dibadda ee soo gala dalka Soomaaliya.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Dalkii Ugu Horeeyey Oo Yurub Ah Oo Cunista Xashiishka Ogolaaday!

Maalta ayaa noqotay dalkii ugu horeeyey oo Yurub ah oo caadi ka dhiga isticmaalka iyo beerista xashiishka. XAQIIQO NEWS- WARARKA...

Kenya Oo Laga Helay Fayruska Cusub Ee Omikroon

Omikron oo ah nooc cusub oo ka tirsn "Karoona" ayaa bishii hore lagu arkay dalka Koonfur Afrika, waxaana...

Ma Guulleysan Karaa Qorshaha “Plan C” Ee Farmaajo Haddii Muddo Kordhinta Laga Diido?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Iyada oo wax lagu dhisaayo maraxalidihii kala duwanaa ee uu soo maray khilaafka doorashada...

Xogta..Soomaaliya Oo Heshay Dufcadii Koowaad Ee Darooniska TB2

Warar hoose ayaa sheegaya in Soomaaliya ay ku biirtay liiska dalalka doonaya in helaan diyaaraha darooniska ee Tukriga Sameeya. XAQIIQO...

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...