Khawaarijta Haramacad!

-

Mahad Salaad oo ka mid ah ciidanka Mucaaradka ayaa boggiisa facebook ku qoray in qaar ka mid ah ciidanka Haramacad ay u goosteen dhanka waxa uu ugu yeeray “ciidanka badbaado qaran”.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Muumin Ciise Maxamed oo sida la sheegay ahaa taliye ku xigeenka Haramcad ayaa u goostay dhanka ciidanka mucaaradka.

Sida Mahad Salaad xusay sarkaalka goostay waxaa la socday ciidamo hase ahaate ma xusin tirada ciidanka iyo hubka ay wateen.

Sidoo kale Aqri: Seddex Sir Qarsoodi Ah Oo Aadan Ka Ogeyn Ciidanka Haramacad

Ma jirto cid ka madax banaan oo xaqiijin karta sheekashada Mahad Salaad, arintani ayaana imaaneysa waqti magaalada Muqdisho ay ka taagantahay xiiisad gacan ka hadal isku badashay oo u dhaxeysa ciidan dowladda ka goostay iyo ciidanka Df-ka.

Hadii warkani run noqdo, waxa ay noqoneysaa markii ugu horeysay ee ciidanka Haramacad ay ku biiraan liiska ciidanka kawaarijita (kuwa ciidanka ka baxay) ee ku biiray mucaaradka gadoodsan.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...