Khilaafka beesha hawiye oo kor u sii kacay iyo beesha daarood oo baziin ku sii shubeyso

-

Kala aragti duwanaashaha beesha hawiye ayaa kor u sii kacayo ka dib markii olalaha doorashadii madaxtinimada dalka lagu galay hal ku dhig ahaa “no more abgaal” oo looga soo horjeeday madaxweynihii talada hayey iyo guud ahaan beesha abgaal.

Waxaa uu olalaha isku sii badalay hal ku dhiga ahaa “no more hiraab” markii ay socotay soo xulistii raysulwasaaraha taa oo loola jeeday in beelaha hiraab laga wareejiyo qofka noqonayo raysul warsaaraha dalka.
Arintaas ayaa waxaa ka faaideystay madaxweynaha dalka iyo guud ahaan beesha daarood ayaga oo raysulwasaare ka dhigay nin ka soo jeeda beesha mursada oo aan aheyn beelaha hiraab waxaana xigatay in beesha ay soo dhaweyn iyo saaxibtinimo dhow layeelaneyso guuda ahaan beesha hawiye gaar ahaan kuwa aan hiraab aheyn sida gaaljecel xawaadle iyo mursade.

Maadaama beelaha hiraab ay mudo burburka ka dib ay xilal madaxweyne iyo raysul wasaare qaadanayeen ayaa waxaa ay beesha daarood u aragtay in beelaha kale ee hawiyo la tusa in hiraab ay wax ugu aalin oo ay ayaga kaga fiicanyihiin waxa ayna ku dadaashay in beelahani laga siiyo saami fiican xilalka siyaasada kuwaa oo horey hiraab ugu fadhin jireen waxaana xilka raysul wasaaraha la siiyey beesha mursade iyada oo beesha xaawadlana la siiyey agaasimaha nabad sugida halka beesha gaaljecelna la siiyey madax maaliyada dakkada.

Waxaana durba soo baxeysa khilaaf baahsan oo kala aragti duwaanan ah oo beesha hawiye ah iyada oo xildhibanada beesha hawiye ay dhowjeer oo balameen in leyska argo siyaasada dalka si aysan u soo bixin Khilaafka beesha dhexdeeda ah.

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...