Khubaro ka Digay “Bombka Maaskaraha”

-

Khubaro ka tirsan jaamacadda “Southern Denmark”, ayaa ka digaya halista weyn ee ka dhalan karta 30 milyan maaskaro oo la iska tuuro ilbiriqsi walbo dunida dhan, taasi oo sida la saadaalinaayo musiibo ku keeneysa deegaanka.


XAQIIQO NEWS- CAAFIMAAD

Tan iyo markii uu bilowday cudurka safmarka ah ee Karoona, maaskaraha ama af-xirka ayaa loo isticmaalayey sida direeska taasi oo dadka ay ka gaashaamanayeen feyruska Karoona.

Khubarada waxa ay leeyihiin maaskaraha ayaa ugu halis badan deegaanka marka loo barbardhigo bacaha, maxaa yeelay ilaa hadda ma jirto qaab dib loogu isticmaali karo maaskaraha.

Xaansho cilmi baaris ah oo jaamacaddan ay ka diyaarisay maaskaraha ayaa ka warmeysa in qiyaastii 43 milyan oo maaskaro ah la soo saaro bil walbo taasi oo aan ka yareyn cadadka dhalooyinka balaastikada ah.

Sidoo kale Aqri: Maaskaro Caqli Leh Oo Hadlaaya!

Culimadan ka socotay jaamacadan Denmarka waxa ay aaminsanyihiin maaskaraha la tuuro in dunida uu uga dhigan yahay “bambo waqtiyeysan”, khubarada waxa au intaasi ku darayaan in waxyaabaha uu ka sameysan yahay maaskaraha awgeed aysan suurtagal noqon karin dib u warashadeyntooda.

Webseetka maxaliga Hindiyaanka ah ee “NDTV” , waxa uu tilmaamayaa haraadiga Karoonaha Hindiya oo kaliya in ay gaartay 18 kun oo tan, kaliya intii u dhaxeysay bilihii Julaay iyo September.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...