Kimaayo Oo Yeelatay Madaxweyne Seddexaad!

-

Doorashooyinkii is-diidanaa ee ka dhacay Kismaayo ka dib hadda waxaa so baxay in la doortay Madaxweyne Seddexaad.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Maxa Cali yarow oo ka mid ahaa musharaxiintii mucaraadka ahaa ayaa hadda ku goordhaweyd ku dhawaaqay in loo doortay madaxweynaha Jubbland.

Dad taageeraya Madaxweynaha Seddexaad aya Facebook uga hambalyeey waxa ay ugu yeereen :Madaxweynaha dhabta ah ee Jubbland”.

Sidoo Kale Aqriso: Sidani-ayuu-quraanka-ku-sifeeyey-doorashooyinka-Jubbland!

“Maxamed Cali Yarow waxaa doortay Barlamaanka Xor ah ee Jubbland” ayuu yiri qof Facebook ku soo qoray Hambalyo ku socoto Madaxweyne Seddexaad oo Jubbland ay yeelato.

“Musharrax walbaa cidiisa ayaa dooratay halmabalyo muda Madaxweyne” ayuuu yiri Qof fikirkiisa dhiibtay.

Kismaayo ayaa hadda u muuqata magaalo fowdo ah, waxaana marba marka ka dambeysa la filayaa in qof Musharax ahaa uu iskiis isku doorta Madaxweyne.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...