Kismaayo Dalxiiska Mucaaradka !

-

Maalmihii ugu dambeeyey Waxaa Magaalado Kismaayo ku sii qulqalaayey Hogaamiyaal iyo Madax xilal muhiim ah ka soo qaabtay Soomaaliya, si ay halkaasi ugu qeyb galaan wax loogu yeeray Caleymo saarka Axmed Madoobe.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha.

Inkastoo ujeedada ay Kimaayo u tageen ay ku sheegeen in ay tahay in ay halkaasi ugu qeyb-galaan Xalfadda Caleymo-saarka Hogaamiye Axmed Madoobe, haddana dadka siyaasadda falanqeeya ayaa safaradaasi ku tilmaamay “Dalxiis”.

Dadka halkaasi ku sugan waxaa ka mid ah Xasan Sheikh, Shiikh Shariif, Cabdikarin Guuled, Shariif Sakiin, Dani iyo kuwa kale oo badan.

Sidoo Kale Aqri Jeesow “Isqarxin-Siyaasadeed Ayaa Kismaayo Ka Dhacday”

Macno Walbo oo loo sameeyo safarka raggasi ay ku tageen Kimsaayo, lagama gudbi karo xaqiiqda ah in Axmed Madoobe aysan Aqoonsaneyn Df-ka iyo Beesha Caalamka, taasi oo safarkooda ka dhigeysa mid aan muhiim aheyn.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...