Kooryaan Cusub Oo Dhawaan Qaatay Magaca Donald Trump… Sabab?

La Wadaag Asxaabtaada

Donald Trump ayaa waxaa  loogu magac daray Kooryaan cusub oo dhawaan la soo ikhitraacay , kooryaankan cusub aya caan ku ah sida uu madaxa ugu dhax dusiyo dhulka.

Xaqiiqonews.com-Wararka Dibadda

Kooryaankan cusub oo laga helay dalka Panama ayaa waxa uu qaatay magaca ah “Dermophis Donaldtrumpi”, kooxda  ayaa sheegay in sababta magacan u qaateen ay tahay isku egaansho dhaw oo ka dhaxeya Trump-ka Mareykanka iyoTrump-ka Koryaanka.

Sida ay Xaqiiqonews soo tarjuntay, Kooryaanka ayaa caan ku ah Madaxa oo dhulka lala galo, taasi oo sida khubarada ku doodeen aad uga eg qaabka Trump uu madaxa kaga dusiyey ka bixitaankii Heshiiskii Cimilada.

Trumpka Mareykanka ayaa sanadkan socda dhaxdiisa baahiyey in Mareykanka uu ka baxay heshiiska Cimilada oo ah heshiis caalami ah oo aad u heer sareeya,taasi oo soo dadajisay in baarayaasha au si dood la,aan ah koryaanka ugu magac daraan Trump.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada