Kooxda Al-ictisaam oo Soo Saartay Bayaan Khawaarij ku tilmaamay AL-saadicuun bil xaq#caddeyn

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Kooxda hay,adda culimada soomaaliyeed ee manhaj ahaan aaminsan fikirka al-ictisaam ayaa soo saaray bayaan ay ku caddeeyeen mowqifkooda ku aadan jamaaco cusub oo dhawaan la magac baxday Al-saadicuun Bil xaq.
kooxda Al-ictisaam ayaa sheegtay in ay iyagu yihiin culimada soomaaliyeed madaama waajib culimonimo saaran yahayna ay gudanaayaan waajibkooda ku aadan in shacabka soomaaliyeed la tuso xaqiiqda sida ay hadalka u dhigeen.
waxaana ka mid ah bayaankooda in kooxda al-saadicuun bil xaq ay ka mid yihiin kooxaha qaatay fikirka takfiirka sidaa darteed ay haboontahay in shacabka soomaaliyeed looga diggo waa sida ay hadalka u dhiggeene.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...