Ku Arag Sawir..Somaaliya Maxay Ka Baran Kartaa Isku-tashiga Iiraan?

-

Jasiiradda Kiish ee Koonfurta Iiraan ayaa martigelisey bandhig xagga cirka ah oo lagu soo bandhigay diyaarado dagaal oo lagu sameeyey Iiraan iyo Kuwa Ruushiyaan ah.

Xaqiiqonews.com-Wararka dibadda

Biyaha jasiiradda Kiish korkooda waxa lagu sameeyey bandhig, waxaana qeyb ka ahaa bandhigga diyaarado dagaal oo ah farsamada faarisiyiinta.

Goobjoogayaasha ayaa soo wariyey in ay arkeen diyaarado dagaal oo ruushka leeyahay farsamadooda,  sida diyaaradda Sukhoi 27 aircraft,si kastaba fiirisiyiinta ayaa hadda u sii dhawaanaya in ay gacankaasi ay u badalaan warashado tiknoolajiyadeed oo casri ah.

haweeney dalxiis ah oo goobta bandhigga joogtay ayaa u sheegtay wariyaasha “dhabtii.. in aan halkan imaado oo aan ka daawado bandhigga meel u dhaw, waa arin fariid ah”

Bandhig xagga cirka oo kan kale ah, sida ay ku doodayaan falanqeeyaasha  xitaa hadii uusan xambaarsaneyn fariin milatiri ama mid siyaasadeed waxa uu ka dhigan yahay “Isku-tashi”  xilli Mareykanka uu Iiraan ku soo rogayo cunuqabteyno cusub.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...