Ku Arag Sawirro..Dagaalka Jubbada Dhexe Oo Qarka U Saaran In Uu Qarxo !

La Wadaag Asxaabtaada

Axmed Madoobe Oo Aan Laheyn Dhag la Qabta ayaa  Sameeyey Arin Ku Cusub Fakarayaasha Dagaalka Soomaaliya Isagoo Banaanka U soo saaray Shacbka Kismaaya, islamrkaana indhaha dadka hortooda ku soo bandhigay Dhoolotus.

Xaqiiqonews.com-Wararka Gudaha

Gaashaanle Dhexe C/raxmaan Mooraal oo ah Taliyaha Ciidamada Jubbaland ee furinta dagaalka oo goor sii horeysay Warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay qorshaha ugu horeeyo uu yahay in  ay ku duulayaan Degmada Jamaame oo A-Shabaab ay maamulaan.

Dhawaaqa Jubbland Ayaa gaaray berri ilaa galbeed, sidaasi oo ay tahay Alshabaab ayaan wali ka hadlin sida ay ugu diyaarsanyihiin abaabulka socda, Kaliya waxa la sugayaa arinta xigta dhoola-tuska Kismaayo ka dib.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada