Ku Daawo Hal Daqiiqo Dhamaan Heerarkii Kala Duwanaa Ee Dayax Madoobaadkii Cuslaa

La Wadaag Asxaabtaada

Malaayiin qof oo adduunka ah ayaa habeenkii xalay ahaa indhahooda ku jeediyey Cirka , si ay u fiirsadaan dayax madoobaadkii ugu waqtiga dheeraa  qarnigan, taasi oo ku soo aaday soo dhawaanshaha  Mars ee dhulka .. Goobaha shabakadaha bulshada ayaa wali la isla wadaagaya sawirrada laga soo qaaday meelo kala duwan oo adduunka ah.

Xaqiiqonews-Muuqaalka

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada