Ku Daawo Muuqaal: Maxuu Caalamka oo dhan kaga baqayaa kuuriyada Waqooyi

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
 xaaladda adag ee ka taagan gacan kuuriya ayaa gaartay heerkii ugu sarreysay inkastoo qubarada ay aaminsanyihiin in hogaamiyaha kuuriyada waqooyi uusan ku dhiiran tijaabo labaad oo nukliyeer ah sanad guuradii 80-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay ciidanka kuuriya.

xaqiiqonews-Wararka

Dadka ka falanqeeya xaaladaha amniga ayaa aaminsan in Mareykanka uu u dhaqmayo qaab doqonimo oo kale ah iyagoo ku eedeynaya in dowlad weyn sidiisa oo kale ah aysan u qalmin in ay gacmaha ka laabato xaaladda murugsan ee jasiiradda kuuriya.

Si kastaba ha ahaatee kuuriyada waqooyi ayaa tijaabisay kantaal nukliyeer ah taasi oo cabsi badan ku keentay wadamada galbeed iyadoo madaxweynaha mareekanka Donald Trump uu yiri”nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi waxa uu nagu haya cabsi amaan”

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA