“Tijaabo Guuleysatay, Mirihii ugu horeeyey oo lagu beeray Dayaxa” erayadaasi ayaa noqday ogeysiis taariikhda galay oo Shiinaha dhawaan uu faafiyey.
Xaqiiqonews-Xiddigiska
Waa markii ugu horeysay ee walxo nool lagu dul goriyo dayaxa korkiisa, waxaana loo arki karaa talaabo muhiim ah oo wax ka tari karta howlaha mustaqbalka ee cilmiga xiddigiska.
In awood loo yeeshaa dayaxa oo wax lagu beera macnaheedu waxa ay tahay Cirbixiyeenada hawada ayey ku beeran doonaan dalagyadooda iyaga oo ka maarmi doono safarada dhulka ay ku soo aadi lahaayeen si ay sahay u qaataan.
https://www.youtube.com/watch?v=DVVFTk8Oyig