Ilo wareedyo laga xaqiijiyay gudaha Garoonka Caalamiga ah ee Dubai ayaa sheegaya in duulimaadyo badan ay baaqdeen, iyadoo arinkaasi uu ku soo beegmay duqeyn ay ku fuliyeen diyaaradaha Xuutiga garoonka Abu-Dubai.
Xaqiiqonews.com-Wararka dibadda.
diyaaradaha fudud ee drones-ka Xuutiyiinta gaar ahaan “Samad 1” ayaa fulisay duqeymo ka dhan ilaha dhaqaale ee Imarate-ka gaar ahaan garoonka duulimaadyada Abu-dubai.
Duulimaadyada baaqday waxaa ka mid ah kuwa ku Socday, Sacuudiga iyo Maleysia