Ku Daawo Sawir..Xaajiga Ugu Yar !

La Wadaag Asxaabtaada

Isbitaalka Jabalu-raxma ee ku yaala banka Carafo, ayaa waxa uu martigeliyey maalintii Isniinta, kiiskii ugu horeeyey oo dhalmo ah, waxaana umushay xaajiyad Urdun ka soo jeedda.

Xaqiiqonews.com-Wararka Dibadda.

Wiilka iyo hooyadiis ayaa la sheegay in Isbitaalka ay kala kulmeen xanaaneyntii loo baahnaa, iyadoo aabaha wiilka dhalayna uu la soo deg degay magaca wiilka, isagoo ugu waqlalay  “Wadaax”   “وضاح”.

Waxaa la sheegay in Sanadkan ay xajka joogaan dad ku dhaw 2 milyan oo xaaji.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada