Alshabaab ayaa Soo bandhigay sawirro si xirfadeysan loo qaaday, oo soo bandhigaya sidii looga ciiday goobaha Alshabaab maamulaan, magaalada istraatiijiyadda ah ee buq-aqable ayaana ka mid ah goobaha shabaab soo bandhigeen.
Xaqiiqonews.c.om-Wararka gudaha
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada