Ku Dheh “Aan Barano Sayniska” ..Waajib Saaran walidiinta

-

Waa in aan tixgelinaa Sababtu muhiim ay tahay in la maalgeliyo Sayniska iyo Tiknolaajiyadda, iyo qaabka cilmiyadani ay u abuuraan Hantida.


Xaqiiqonews-Saynis

Dunida horumartay waxa ay sameynayeen hal-abuuro iyo ikhtiraac 300 sano ee ugu dambeysay, balse Afrika waxa ay ku dhaganeyd “Dabeecadda” taasina waa sababta Qaaradda Afrika ka dhigtay mid u muuqata “Qaarad Baahi”.

Aqoonta Galbeedka waxa ay ku hogaamisay in ay soo saaraan “Rasaas” iyo hubabka kale ee khatarta ah taasi oo meesha ka saartay waxtarkii Falaaraha, Waramada iyo gamuunka.

Inkastoo Shartu ay Guuleysatay-haddana waxa ay aheyd wax soo saar badalay Muuqaalka Dunida, waxaan asaas u ahaa Sayniska iyo Tiknolaajiyadda, Aasiya ayaa wax ka baratay waxa ayna dabaqday isla casharadii, dhaqaalahooduna kor ayuu u soo kacayaa

Sidoo KAle Aqriso:Sidee-canugaada-aad-ugu-dhigi-kartaa-muqrtaric-mid-wax-soo-hindisaqaab-fudud.

Dhiiri Geli Canugaada

Caruurta waxa ay dhasheen iyagoo Saynisyahanno ah, maxaa yeelay mar walbo waxa ay ku ciyaaraan Biyaha, waxa ay dhisaan alaab, iyaga oo is weydiiya “maxaa”, “Sidee” iyo Sabab? waxa ay isku dayaan in ay bartaan waxyaalaha ku hareereysan-taasina waa asaaska barashada Sayniska

Waaldiin badan ayaa u maleeya in Sayniska uu ka fogyahay “Ciyaarta Ilmaha’ hase yeeshe khubarada waxa ay na leeyihiin “waxa ugu muhiimsan ee waalidka saameyn karo waa in uu ka warqabaa waxyaabaha uu xiiseeyo iyo su’aalaha uu qabo cannuga, waalidkana waa in uu ka qeyb noqdaa baaritaanka uu wada canugga s- si uu u barto waxyaabo badan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...