Kumaa Tahay.. Qaabka Aad U Fadhiisato Kaliya ayaa Laga Ogaan Karaa !

-

Qaab fadhigeena waxa uu fasir ka bixin karaa shakhsiyadeena, hadaba adiga oo warbixintani akhrinaya iska baro kumaa tahay ..Kooxdee aya ka mid tahay A,B,C, D iyo E.


Xaqiiqonews-Horumarinta Nafta

1-Fadhiga Jilbaha La isku Dhajinaayo cirbahana kala fogyihiin (A)

Dadka fadhiga noocan ah leh ayaa lagu tilmaamaa in yihiin dad aan xalin karin dhibaatooyinka, madaama ay aaminsanyihiin in dhibaatada oo ay indhaha ka laabtaan oo kaliya ay ku filantahay in ay iyadu is xaliso.

Dadkani waa dadka caanka ku ah in ay madaxa bacaadka la galaan, iyaga oo iska qarinaya dhibtaada taagana kana cabsanaya in ay wajahaan.

2-Dadka lugaha is dul saarta (B)

Dadka noocani ah ayaa caan ku ah fikirada khiyaaliga ah iyo riyooyinka waaweyn, dadka noocani ah ma jecla nolasha caajisan, waana kuwa had iyo jeer u baxa safarada dalxiiska ah, waxa ayna jecelyihiin had iyo jeer in ay ogaadaan waxyaabo cusub.

3-Fadhiga Jilbaha kal fog (C)

Dadk noocani ah waxa ay khubarada leeyihiin waa kuwa fikirka culus, waxa ayna ku qaadaneysaa maalmo ama xitaa todobaadyo si ay go’aan u qaataan, xataa go’aanada fudud sida “Wax soo iibshada” agtooda waxa ay uga dhigantahay shaqo muhiim ah.

Sidoo Kale Aqri.. Qaabkan Fudud Kaga Guuleyso Cabsi iyo Welwel Dhan..Isku Day

dadka noocani ah isma xakameyn karaa marka ay doodaha joogaan taasina waa sababta loogu maleeyo dad isla weyn maadaama ay xanaaq badanyihiin.

4-Lugaha jilbaha iyo cirbaha oo isku dhagan(D)

Dadka noocani ah waa kuwa “Dhigga ah” taasi macnaheedu waxa ay tahay ma cafiyaan qofka hadii balan looga baxo ama laga soo daaho, dadkani inta badan ma jecla dhaleeceynta taana waa sababta aysan guriga uga bixin mar walbo.

5-Jilbaha iyo lugaha oo jiif jiif la isku dul saaro (E)

Khubarada ayaa na leh dadka qaabkani u fadhiista waa dad sabir badan, waxa ayna ku adkeystaan in ay hadafyadooda gaaraan, inkastoo ay yihiin dad iska madax adag xooga, haddana waa dad naftooda ahmiyad siiya.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...