Kuwada Ciida Caafimaad San

La Wadaag Asxaabtaada

10-ka bisha Carafo ee sanad walbo,  muslimiinta dunida waxa u bilowda dabaal degga ciid weynta (ciidul-Adxaa). , iyadoo masaajiddana laga faafinaayo takbiirta, ayaa  maqaalkan waxaa aan ku soo qaadan doonaa erayada ugu macaan ee ciidda la isku hambalyeeyo.

Xaqiiqonews.com

  1. Waan idiin soo xasuustay, xasuustana waa mid meel ku qoran,  qalbiga oo dhan ayaan idinka jeclahay, hambalyo gaar ah ayaan idiin soo dirayaa “Alaha idinka aqbalo ciidda”.

     2.iga gudooma erayo run ah oo idinka yimid qalbi nadiif ah “Ciid wanaagsan”

3.Codka aad maqashay ha u maleyn codka taleefoonkaada oo kuu sheegaya fariin ku soo  dhacday,  waxa aad   maqashay waa qeylada qalbikeyga oo ku dhaheysa “ku ciid caafimaadsan”.

4.qof neesada oo dhan ka hor waxaa aan ku soo dirayaa fariintan “Ciid wanaagsan sanad walbo”.

5.Ciidda darteed waxa aan idiin soo dirayaa fariintan iyada oo ka wakiil ah qalbikeyga oo idiin leh “Dad la jecelyahay ayaa tihiin”

6.Waxa iga soo baxay erayada hambalyo ee Ciida kuwa ugu wanaagsan, waxaana qalbikaada ka rajeynayaa in uu  iga gudooma ereyadan “Ciid Wanaagsan”

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada