LA OGAADAY: siyaasada ka danbeysa magacaabista dagmooyinka cusub ee hiiran o la ogaaday

-

madaxweynaha dowlada goboleedka hirshabelle cali cabdulaahi cusble ayaa maalmihii la soo dhaafay waday magacaabista dagmooyin cusub oo ku soo biirayo dagmooyinkii hore ee gobalka hiiraan waxa uuna ilaa hada magacaabay 7 dagmo cusub oo gobalka ku soo biiray iyada oo markii hore gobalka ka goobnaa ilaa 5 dagmo hadana uu noqonayo ilaa 12 dagmo dagmoyinkaan cusub ayaa madaxweynaha waxa uu ka leyahay qorshooyin siyaasadeed kuwaa oo isugu jira dhowr qodob
waa marka horee waxa uu doonayaa in uu gobalka hiiraan labo ka dhigo isaga oo ku doodayo in dagmooyinka gobalka ay isku bateen sidaasi darteedna waa in uu gobalka noqdaa labo ama wax kabadan marka labaadna waxa uu doonayaa in beesha xawaadle oo uu isaga ka soo jeeda ay labada gobal aqlibiyada dagmooyinka yeelato si ay ugu doodaan in maajooratiga labada gobal leeyihiin waxa uuna doonayaa in gobalna uu ka dhigo shabelaha sare oo buula barde laga xakuma beeshiisana ay ku yeelato dagmooyinka maxaas iyo moqokori halka gobalka hiiraan uu qorsheynayo in uu ku yeesho dagmooyinka halka feerfeer iyo mataban uu in uu dago ku doodayo waxa uuna hoos u dhigayaa awooda beesha gaaljecel ee gobalka isaga oo dagmada ceelcali hiiraan ku dari rabo halka buq aqablena uu doonayo shabelaha sare waxaa sidoo kale uu kor u soo qaaday beesha gugundhabe uu ayaga siiyey laba dagmo oo farlibaax hiiraan ah iyo buurweyn oo shabelaha sare si uu dooda beesha gaaljecel u wajaho isaga oo dhahayo laba dagmo ayaa idiin gaar ah sida gugundhabaha mana marka adiga iyo gugundhabaha ayaa awooda labaad ah ee ku tartama
dagamooyinka ilaa hada la magacaabay ayaa ah
ceelcali waxaa dagan gaaljecel gaar ahaan beesha dirisame
buq aqable waxaa dagan beesha gaaljecel qeybaheeda
farlibaax waxaa dagan gugundhabe gaar ahaan jaljeele
buurweyn waxaa dagan gugundhabe gaar ahaan baadacade
halgan waxaa dagan besha xawaadle gaar ahaan cabdala iyo cali madaxweyne(jifada cali cosoble)
moqokori waxa dagan xawaadle gaar ahaan cali madaxweyne(jifada cali cosoble)
feerfeer iyo matabaan waxa wada daga beela badan awooda labaad ayuuna xawaadle ka yahay labadaasi dagmo
baladweyne buulabarde iyo jalalaqsi waaa la wada dagan yahay
arintaan ayaa laga wardhowrayaa iyada oo beesha abgaalna ay qiimeyneyso dhaqdhaqaaqa cali cosoble

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...