La Ogaaday:Daawo Sawirro Surwaal Xafaayad Wata Oo dhalinyarada Loogu tala galay Oo suuqyada Xamar la keenay

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Xaqiiqonews-Xog ay heshay shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa tilmaameysa in dhawaan gacansato soomaali ah ay soo qaateen mashruuc ku saabsan sidii loo iib geyn lahaa surwaalo cusub oo ay soo saarto shirkadda surwaalada sameysa ee Creeckwood ee fadhigeedu yahay Mareekanka.
Surwaalkan ayaa horay loogu beecgeeyey wadamada carabta oo shacakooda ay iska soo diideen iyagoo sheegay in qofka xirtaa surwaalka noocaasi ah ay wax u dhimeyso ragnimadiisa.
surwaalkan ayaa wata xafaayadiisa iyadoo qofka uu iska saxarooyana isagoo wata surwaalka !
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Surwaalka


[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada