(La ogaaday)madaxweyne daarood villa soomaliya doorasha ku galay ka dibna doorasha ugu baxay ma jiro

La Wadaag Asxaabtaada

Tan iyo markii soomaaliya xoriyada qaadatay waxaa dalka soo maray 9 madaxweye oo 5 ka mid ah ay ka soo jeedaan beesha hawiye oo kala Adan cabdule cisman,Cali mahdi maxamad,C/qasim salad xasan,Shariif shiiq axmad iyo xasan shiiq maxamuud halka 4 kamid ah ayaa ka soo jeeda beesha daarood kuwaa oo ah C/rashiid cali sharmaake,maxamad siyaad bare,cabdulahi yusuf axmad iyo maxamad cabdulahi farmaajo oo ah madaxweynaha hadan talada haya.

Hadaba arinta xiisaha leh ayaa ah in uusan jiran madaxweyne ka soo jeeda beesha daarood oo inta uu doorasha ku adgaaday xilka qabtay hadana laga adgaaday oo xilka wareejiyey halka beesha hawiye 3 ka mid madaxweynayaasha ee xilka wareejiyeen markii doorasha looga adgaaday cabdirashiid cali sharmaake waxa uu doorashadii 1967 kaga adgaaday madaxweyne Adan cade waxaana lagu wareejinyey xilkii harcad waxaana loo baneyey villa soomaaliya lakin cabdirashiid isaga xilka ma areejin ee waa laga dilay.

maxamad siyaad bare dalka waxa uu ku qabsaday xoog waxaana loogu qaaday xoog ,cabdulahi yusuf isaga xilka waa uu iska casilay doorashadii ka hor sidaasi dardeed majiro madaxweyne daarood ah oo doorasho looga adgaaday oo xilkii wareejiyey.

Hadaba madaxweyne farmaajo ayaa la dhowrayaa in uu wareejin doona iyo kale.
Dhanka kale beesha hawiye waxaa doorasha looga adgaaday madaxweyne aadan cade xilkiina waa uu wareeji shariifna markii lagaga guuleystay isaga harcad ayuu xilgii wareeji sidaasi si la mid ah waxa xilkii wareeji xasan shiiq maxamuud.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada