Waxaa socdo shirar iyo kulumo gooni gooni ah oo ka soconaya magaalada muqdisho iyadoo dowladda ay wato qorsho lagu doonayo in lagu mamnuuco jaadka.
warar hoose oo si qarsoodi ah ku soo gaaray xaqiiqonews ayaa tilmaamaya in maalmaha soo socdo dowladda ay qorsheyneyso in ay joojiso jaadka.
Waqti hore oo maanta oo jimco ah ayaa waxaa jiray khilaaf dhaxmaray masu,uuliyiin dowladda ka tirsan kaas oo salka ku haaya canshuuraha ka soo xarooda qaadka.
wixii warar ah ee soo kordha isha ku haaay xaqiiqonews
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]