La Yaaab: Riyooyinkan Ayey arkaaan dadka dhiman Rabo !

-

Dirsaaddan oo lagu baahiyey Wargeyska “Journal of Palliative Medicine”  ayaa waxaa ay socotay muddo dhan 10 sanadood iyadoo diraasadda ay ka qeyb galeen bukaano qabo xanuuno halis ah.

Xaqiiqonew-Caafimaadka

Waxaa baaritaan lagu sameeyey riyooyinkii ugu dambeeyey ee ay arkaan ka hor inta aysan dhiman bukaanada.

diraasadda ayaa gaar ahaan xoogga saartay riyooyinka ugu dambeeyey ee bukaanka ku riyooday ka hor seddex todobaad dhimashadiisa.

Baaritaanka ayaa lagu ogaaday in riyada ugu badan ay noqotay bukaanada oo ku riyooday dad ka mid ah qaraabadooda oo horay u geeriyooday , gaar ahaan iyagoo la sheegeysanaya dadkii qaraabadooda ahaa ee dhintay ayna ka dalbanayaan in ay raacaan.

29% dadka diraasadda ka qeyb galay ayaa riyooyinkooda kula sheegeystay dad nool, halka 28% ay sheegeen in ay heleen waxyaabo farxad leh.

Caruurta dhankooda ayaa iyaga waxaa la sheegay in ay riyoonyinkooda ku arkeen xaywaanaadka dab joog ah oo dhintay, ama dad aysan wajigooda aqoonin.

Dhaqaatiirta ayaa aaminsan in riyooyinka ugu dambeeyey ee ay arkaan bukaanada xanuunsanaya in ay qeyb ka qaadato dejinta bukaanada si ay iskugu diyaariyaan safarkooda takista(geerida)

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...