LA YAABKA: Haweeney Ka Dalabatay Ninkeeda In Uu Furo sabab Cajiib ah Darteed !

-

Haweeney u dhalatay dalka imaaraadka carabta ayaa ka dalbatay ninkeeda in uu furo ka dib markii ay ogaatay in uu ninkeeda u soo gaday saacad been abuur ah isagoo yiri”waxaan ka soo bixiyey saacaddan 700,000(todobo boqol oo kun) oo Dirham.
Balse xaqiiqada ayaa ah in ninkeedu uu saacaddan ka soo bixinin lacagta intaas dhan waxayna arintaasi ogaatay ka dib markii saacadda ay geysay meel farsamo ah oo saacadaha lagu cillad bixiyo.
Haweeneyda markii ay ogaatay in uu ninkeeda been u sheegay waxa ay ka dalbatay maxkamad in uu ninkeeda furo waxaana 6 bil oo dood ah ka dib dhacay furiinka haweeyneyda oo soo jiitay indhaha Warbaahinta aduunka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...