Labo dhalinyaro soomaali ah oo la dilay mid kalane waa la dhaawacay south afrika#aqriso magacyada

-

laba dhalinayaro soomaali ah ayaa lagu dilay south afrika gaara ahaan xaafad yar oo ku taal duleedka magaalada Joohanesbeek(johennesburg) .
goobjoogayaal ku sugan south afrikca ayaa soo gaarsiiyey shabakadda xaqiiqonews magacyada raggan la dilay oo ahaa ganacsato ka shaqeyn jirtay dukaan ku yaala xaafaddaas.
mid ka mid ah ragga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray cabdweli cabdulaahi cismaan halka kan kalane magaciisa lagu soo goobay warsame maxamuud.
Alaha u naxariistee labadani dhalinayarada ayaa ka mid ahaa seddex dhalinyaro ah oo ku sugneed dugaanka xilliga weerarka dhacaayey iyadoo labadani la dilay ka sogow goobta uu dhaawac ka soo gaaray nin lagu magacaabo maxamed salaad oo ragga la dilay kula sugnaa goobta.
waxaa south afrika sii soconaya dilalka loo geysto dadka ajaanibta ah gaar ahaan soomaalida mana jirto dilkani ugu danbeeyey cid loo soo qabtay ilaa hadda sida xaqiiqonews ay u sheegeen goobjogayaal ku sugnaa xaafadda uu dilka ka dhacay.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...