LAbo rakaco oo sunna ah ka dib ayey toogteen”ahlu sunna oo dil toogasho ku fulisay…..

-

Ahlu sunna ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin lagu magaaabi jiray Maxamed C/laahi Faaax, kaasi oo horey ugu eedeysnaa in uu dilay Feysal Goobe oo ka tirsanaa Saraakiisha Maamulkooda.
Fagaaraha lagu toogtay ninkan oo ku yaalla Magaalada Guriceel ayaa waxaa goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Ahlusuna iyo Dadweynesi ay ula socdaan qisaaska lagu sameynayay ninkan.
Maxamed C/laahi Faarax ayaa Labo rakac ku Tukuday Sali yar oo goobta lagu soo diyaariyay, intaasi kadib waxaa dil Toogasho ah ku fuliyay Ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlu sunna oo xilli hore goobta lagu xaadiriyay.
Ahlu sunna ayaa dhowr jeer oo hore waxa ay dilal ka fulisay Magaalada Guriceel, kuwaasi oo ay ku fulisay rag ay ku eedeeyeen dambiyo kala duwan.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
Dil-2-180x300

Dil-1-180x300
Dil-1-180x300
Dil-3-180x300
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...