[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Dhawaan ayaa wariye xamza soo bandhigay muuqaal uu ku wareysanaayo cali dheere afhayeenka alshabab balse muuqaalkaasi ayaa dad badan cara geliyey taas oo keentay in wariyaasha iyo shacabka qaar ay hadalo ay ku dalbanayaan in wariyaashaasi la xero ay soo geliyaan baraha bulshada. Qaar ka mid ah websiteyada ayaana qoray in wariyaasha kala ah jamal osman iyo xamze mohamed ay yihiin kuwa baahiye dacaayaadka al shabab Dhanka kale waxaa warbaahinta lagu baahiyey hadal la sheegay in ay qortay haweeney oo sheeegaya in uu dhaawacay wareysigii ugu danbeeyey ee wariye xamze islmarkaana sheegtay in alshabab ay dileen hooyadeed
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
Labo wariye oo ka yaabiyey dadka iyo wariyaasha kale oo qeyla afka deystay#aqriso sababta
-