Lallabo: Ciidanka Cirka Ee Somalia Waa 170 Qof ! #Warbxin Faafaahsan

-

15-ka bishan aynu ku jirno ee Feberaayo ayaa  waxaa la qabtay xuska sanad guuradii 58-aad ee Ciidanka cirka  Somalia, balse Xiddigaha Ciidanka Cirka Somalia ayaa Soo bandhigay  Dabaal Deg Ubaxeed, mana jirin ugu yaraan hal diyaarad  oo ka qeyb qaadatay  Ciiddan u gaar ah ciidamada cirka.

Xafladda isku imaanshaha ma aheyn mid  u muuqatay Xuska ciidamo cir, balse Xubnaha Odayaasha U diwaangashan Ciidanka cirka ayaa goobta ka aqiryey Qoraalada buugooda xasuus qorka, iyagoo amaanay qaabkii ay u dhisnaayeen ciidankii Cirka xilligii dowladdii Siyaad Barre.

Website-ka Maxaliga ah ee Caasimadda Online Oo Soo xiganaya  Bankiga Aduunka Ayaa sheegay In loo baahanyahay  50 milyan oo dollar sii loo dhiso ciidamada cirka soomaaliya, waxaa warbxinta website-ka ka mid ahaa in ciidamada hadda soomaaliya u diwangashan ay dhan yihiin 170 qof !

Shabakadda Ayaa intaasi ku dartay in Ciidankii hore Ee Soomaliya ay ahaayeen 1,000 askari  kuwaasi oo ku tawabarnaa noocyada kala duwan ee diyaaradaha dagaalka.

Somaliya ayaa laheyd Tiro diyaarado ah oo Ruushka Lagu sameeyey,  waxaana markii ugu horeysay labo sarkaal oo oo soomaali ah ay duuliyeen diyaarad labo matoorey ah oo nooceedu ahaa Douglas C-47 Dakota ( sky train), hase yeeshee hadda 00 57 sano ay ka soo wareegtay xilligaasi, Ciridka Ciidanka Cirka Soomaaliya wax ilko ah kama soo muuqdo.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...