LAST UPDATE:Wasiirada oo goordhaw oo maanta ah lagu dhawaaqayo#aqri war cusub

-

Waxaa goordhaw poo maanta ah lagu wadaa in magaalada muqdisho looga dhawaaqo liiska wasiirada cusub ay yeelan dooonto doowladda farmaajo.
Liiska wasiiradan oo ay ka soo baxayaan warar kala duwan ayaa xog hoose oo ay heshay shabakadda xaqiiqonews waxa ay sheegeysaa in villa soomaaliya maanta ay aad u buuxdhaaday iyadoo dadku ay filayaan in lagu dhawaaqi doono golaha wasiirada.
tan iyo markii la doortay MR KHEYRE ayaa waxaa shacabaka ay dhgat u taagayeen in la soo bandhiga wasiirada cusub taasi oo wax badan ka dib dhacday waqtiyadii lagu balamay .

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco xaqiiqonews

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...