Layaab: Haweeney Soo Noolaatay 9 Maalin Ka dib!+Video

La Wadaag Asxaabtaada

Haweeney U dhalatay Marooko, ayaa soo noolaatay Ka dib 9 Maalin oo ay ku jirtay Qabri.

Xaqiiqonews-Muuqaal,

Sida uu qoray website-ka “Alyaoum24”, Magaalada “Settat” ee dalka Marooko ayaa waxaa ruxay sheekada cod naag oo la maqlay iyada oo ku dhax jirta qabriga, ka dib 9 maalin dhimashadeeda.

Haweeneyda ayaa gashay qaliin, labo maalin ayeyna ku jirtay qeybta xaaladaha deg deg ah, iyadoo intaasi ka dibna dhakhtarkeeda uu u sheegay qoykeeda dhimashadeeda.

Ka dib dhimashadeeda koox dhalinyarro ah ayaa soo sheegay in ay maqleen cod iyo qeylo ka soo baxeysay qabrikeeda, waxaana arinta lagu wargeliyey booliska.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada