LIVE: Muuqaal dagaal Toos ah daacsish oo gudaha Barlamaanka iiraan dadka tooganaayo !

La Wadaag Asxaabtaada

wxaa baraha bulshada lagu faafiyey muuqaal dagaalyahano dowladda islaamiga Daacish ka tirsan gudaha ugu jira dhismaha xarunta barlamaanka waxaana muuqaalka lagu daawan karaa toogasho toos iyadoo ragga toogashada sameynaya ay ku dhawaaqayeen”أتظنون أنا سنرحل إننا باقون إلى قيام الساعة”(ma waxey idinla tahay in aan guureyno oo aan dhamaaneyno waxaan joogi doonaa ilaa saacadda qiyaamaha) kalimaddan ay ku celcelinayaan ayaa waxaa horay u jeediyey afhayeenkii geeriyooday ee dowladda islaamiga Abu mohamed alcadnaani.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada