LIVE MUUQAAL: Nin Sacuudiyaan Ah oo Saxaraha ku dugaayo Canugiis yar(fal danbiyeed cusub)

-

dadka sacuudiyaanka ayaa baraha bulshada maalmahan danbe isugu gudbinaayey muuqaal gaaban oo ku saabsan nin dhul saxaro ah bacaadkiisa ku duugaayo canugiisa yar.

sida lagu daawan karo muuqaalka canuga yar oo aan gaarin da,da labada sana ayaa aaabhiisa waxa uu ku duugay bacaadka iaydoo muuqaalka lagu daawan karo qeylo uu canuga sameeynaayo xilli aabahana uu qoslaayo isagoo sawir ka qaadanaayo canuga dhibaatesysan.

Balse dhankiisa wasiirka arimaha bulshada ee dalka sacuudiga ayaa soo farageliyey arinkan isagoo sheegay in qofka sidan ku kacay lagu tilmaamo karo qof danbiile ah islmarkaana qanuunka u yaala dalka sacuudiga uu dhigaayo in lala xisaabtamo qofka ku kaca danbiyada noocan ah ee xadgugubka ku ah caruurta

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...