LIVE MUUQAAL:Kantaal Gacan Ku Sameys Ah oo gabar Wariyaha Madaxa Ku Burburin gaaray

-

Macalinka physics caanka ku ah ee lagu magacaabo Jacob Strickling ayaa ka nixiyey dadweynaha daawaanaayey barnaamij toos ah oo ka baxaayey mid ka mid ah Tv-yada Australia ka dib markii tijaabadiisa ay ku sigatay in ay noqoto mid dhiig ku daato.

macalinkan ayaa sameeyey kantaal Gacan ku sameys ah oo ka ka gooban dareerayaal iyo cabitaanka Kokokola waxaana guuleystay tijaabadii kowaad hase ahaate ku celcelinta tijaabada ayaa waxaa si xoog leh ay u sigtay wariyaha oo madaxeeda laba qeybood u kala dhici gaaray ka dib markii sentimeters yar uu u jirsaday kantaal cirka loo gamay.
halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...