Lo’ Caan Ka Noqday Internetka Oo Qaatay Magaca “Xiddiga Internet-ka”+Sawirro

La Wadaag Asxaabtaada

Asturaaliya waxaa  laga helay lo, dhirirkeedu yahay 194 cm, waxa ayna lo’dani noqatay tan ugu weyn aduunka oo dhan sida ay baahisay NBA New.

Xaqiiqonews.com-Wararka

Dibbigan oo todobo sano jir ah  ayaa lagu magacaabaa “Naykar” waxaa uuna noqday xiddig caan ka ah baraha bulshada, ka dib markii la soo bandhigay sawirkiisa isago oo la sawiran lo’ kale  waxaana durba bilowday in isbabar dhig lagu sameeyo isaga iyo labada laacib ee kubbadda koleyga ee caanka ah oo dhirirkoodu yahay labada mitir.

Ninka iska leh dibiggan Geoff Pearson ayaa sheegay sidan “Naykar runtii waa dibbi cajiib ah kaasi oo ku tilmaaman joogiisa weyn, iyo balaciisa weyn taasi oo ka badbaadisay in laga iibiyo kawaanle”

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada