Lo’da Ruushka Oo Xiran Okiyaalaha “virtual reality”

La Wadaag Asxaabtaada

Xoolo dhaqato ruushka ka soo jeedda ayaa bilwoday in lo’da ay u xiraan okiyaalaha “Virtual reality” , si loo looga hortago cudurka cabsida ee soo wajaho xaywaanaadka.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Okiyaalahan ayaa loo sameeyey fadhi gali kara madaxa lo’da, waxaana okiyaalahani uu ka hortagayaa walwelka iyo cabsida lo’da soo wajahdo xilliga jiilaalka.

Wasaaradda beeraha iyo cuntada ee Ruushka ayaa sheegtay in baaritaan ay sameeyeen ay ku soo ogaadeen xiriirka dhaxeeya cabsida lo’da iyo caano yaraanta.

Sidoo Kale aqri Ikhtiaac Cusub..Okiyaalahan Caqliga Leh Waxa uu Garan Karaa Dambiilayaasha!

Barnaamijkani Cusub ee Ruushka soo bandhigay ayaa aad ugu eg xeeladda Soomaalida ee ay ku maalaan lo’da ilmaheedu dhintay ee loo yaqaan “igirka” .

Baarayaasha ayaa wili raadinayaa caqabadaha uu yeelan karo barnaaimkani iyagoo oo rajeynaayo in dunida ay ku faafiyaan hadii ay soo baxdo natiijo wanaagsan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada