M.farmaajo oo soo saaray qorshe ay ka caroodeen shaqaalaha dowladda soomaaliya

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay dib gacanteeda ugu soo celin doonto Beerihii ay lahaan jirta Dowladii Dhexe ee Dalka.
Farmaajo ayaa sheega in beeraha oo gacantooda dib ugu soo celinayaan islamarkaana ay laba siyaaboodba uga faa’iideysan doonaa Beeraha Dowlada Federaalka.
Waxaa uu sheegay Madaxweynaha in dadka dambiyada musuq maasuqa ah lagu helo in lagu ciqaabi doono iney falaan beerahaas ayna wax dheefkooda qaadan doonto Dowladda Somalia.
Hadalka Madaxweyne Farmaajo ayaa ku soo beegmaya Xili dalka uu daashaday Musuq baahasan iyo laaluush qaadasho dhankasta oo hey’addaha dowlada ka jira ah.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...