Turkiga Oo Soomaaliya U Hagar Baxay..Arag Mashiinadii ugu Dambeeyey

-

“Mashiinada neefta bixiya ee lagu sameeyey gudaha Turkey waxaa ku neefsan doona walaalaheen Soomaaliya, oo ay ka jirto mashiino yari aad u darran. Dareenkeena waxa uu mar walba la jiraa kuwa la caburiyo ee iyo dalalka baahida qaba” –Recep Tayyip Erdoğan

Xaqiiqonews-Wararka

Dowladda Turkiga ayaa dhabarka u xiratay in ay Soomaaliya ka samata bixiso waqtigan adag ee Df-ka ay la kacaa kufeyso la dagaalanka covid-19.

Turkiga ayaa markii labaad gar-gaar nooc cusub ah ka so dajiyey Soomaaliya, diyaarad milatari ayaana Muqdisho ka soo dejisay agab caafimaad oo badan, oo ay ku jiraan qalabka neef-bixiyaasha ee aad ugu yar Soomaaliya.

Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa boggiisa Tuwiterka ku qoray sidan ” Mashiinada neefta bixiya ee lagu sameeyey gudaha Turkey waxaa ku neefsan doona walaalaheen Soomaaliya” isagoo intaasi raaciyey in in Turkiga uu mar walbo caawinaayo waddamo uu ku tilmaamay “kuwa baahan”.

Dowladda Erdogan ayaa qeyb weyn ka qaadata tababarada ciidanka Df-ka, dib u dhiska garoomada iyo waddooyinka, waxa ayna tani imaaneysa waqti dalalka caalamka ay iska caawinayaan sidii looga adkaan laha fayruska cusub ee covid-19

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...