Ma isku aragtay JARTHUUM: qofka hurdaayo huradada ma ka kici karo dhulka ayey wax ku celinayaan#aqriso waxa sababa

-

Arintan ayaa ah markii uu qofka hurdaayo oo uu damco in uu hurdadaka kaco ma awoodo in uu soo istaago jirka ayaa ku cuslaanaya waxa uuna qofka sameynayaa neefsi iyo qeylo camal
Carabtii hore waxa ay aaminsanaayeen in qofka noocaasi ah waxa jiifka ku haayo uu yahay jini oo qofkaasi ceejinaayo
Rer galbeedkii horane waxa ay aaminsanaayeen in uu yahay waxa sidaasi qofka ku sameynaya malag laga soo buriyey janada oo shahwadiisa badan darteed loo soo buriyey sidaas darteed waxa ay aaminsanaayeen in uu malagaasi doonaya in uu ku xadgudbo qofka hurdaya
Laakiin arintan marka loo fiiriyo caafimaad ahaan aya wax ay tahay in qofka noocaasi ah ishiisa ay soo jeedo laakin jirka uu hurdaayo oo markaasi maskaxda ayaa waxa soo gaaraya fariimo kala duwan oo is qaldaya markaasi ayuu qofka sidaasi noqonayaa
qofka badan ayaa sidaasi waxaa uu sii ahaanayaa 3 daqiiqo ka dib huradada wuu ka kacayaa.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...