Dadku sugan Suuqa Bakaaraha Ee Magalaada Muqdisho ayaa waxaa ay inoo sheegeen in Goor dhow Nawaaxiga Mid ka mid ah Shirkadaha bixiya Adeega Internet-ka lagu arkay Warqado Digniin ah.
Warqadaha ayaa waxaa loogu digayaa Shirkada Golobal oo dhawaan keentay Adeeg interned oo Simcard lagu isticmaalayo Mobil-ka oo la baxday SOMNET.
Warqadaha ayaa loogu digayaa in shirkadaas ay joojiso Adeega cusub ee ay soo kor dhisay waxaana dadka qaatay Simcard ay muujinayaa Baqdin xoogan.
Ururka Al-Shabaab ayaa 9-Jan-2014kii Mamnuucan Adeega Internet-ka oo xiligaa lagu isticmaali jiray Mobil-ka gacanta adeegaas oo ay bixin jirtay Shirkada Isgaarsiinta Hormuud.
Ma ka mid tahay dadka isticmaala Ineternetka#hadii jawaabtaada haa tahay aqri warqado digniin ah oo lasoo daadiyey
-
Facebook Notice for EU!
You need to login to view and post FB Comments!