Ma Ku Fikirtay In Aad Barato Af- Ruushka..Xog Ayaan Kaaga Heynaa

-

Hadii horay ugu fikireysay in aad barato luuqadda Ruushka, waxaa muhiim ah in aad bilowdo gaar ahaan waqtiyada maamuuska u leh iyaga, sida shalay oo kale oo ku beegneyd maalinta Luuqadda Ruushka

Xaqiiqonews-Wararka

Luuqadda Ruushka ayaa lagu tiriyaa mid ka mid ah luuqadaha loogu hadal badan yahay gudaha Yurub, waxaana ku hadla in ka badan Boqol afartan iyo labo milyan oo qof kuwaasi oo dagan wadanka aduunka ugu weyn.

Af-ruushka ayaa ka mid ah afafka la isku yiraahdo Indo-European ee asalkooda yahay Hindiya, kuwaasi oo marka Yurub la joogo isku noqanaya  Slavic group of languages  waxaana ka mid ah afafkaasi luuqadaha looga hadlo Czech, Slovak, Polish iyo Serbia.

Qeybta hoose waxaa ku qoran qodobo dhowr ah oo muhiim ku ah in aad ka ogaato Af-ruushka.

-Barashada Af-Ruushka waxa ay muhiim tahay qofka doonaya in uu maalin un noqdo Cirbixiyeen maxaa yeelay Moscow waxaa ku yaalla mid ka mid ah meelaha ugu waaweyn ee lagu bixiyo tababarka Cirbixiyeenada.

-Kalimadda Ruushka ee злой waxa ay leedahay hal dhawaaq oo kaliya oo ah (IZlooy) micnaheeduna waa (Shar/Xumaan).

-Waxyaabaha Cajiibka ee laga yaabo in ay ku soo jiitaan waxa ka mid ah erayga afka ruushka ee спаси бог

oo u dhawaaqaya (Isbaa sii boh) kaasi oo nacnihiisu yahay “Nabadeey” ayaa marka la tarjumo erayada uu ka gooban yahay waxa ay noqonayaan (Ilaah ha ku xafido), cajiib labo qof walbo oo ruush marka ay kala tagayaan waxaa is yiraahdaan erayadan, adiga ma xasuusan san tahay goortii kugu dambeysay ee qof deriskaada ama isku shaqo aad tihiin aad ku tiraahdo (Alle ha ku xafido).

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...